Dhalinyaro Soomaali ah oo loo xiray dil loo geystay Haweeney Canades ahCaydiid AliApril 1, 2018April 1, 2018 by Caydiid AliApril 1, 2018April 1, 20180 Laba wiil oo Soomaali ah iyo mid kale oo ajnabi ah ayaa lagu xiray Magaalada Toronta ee dalka Canada ka dib markii lagu eedeeyay inay... Read more
RW Khayre oo xalay socod ku maray qaar ka mid ah Jidadka Muqdisho (Daawo Sawirro)Caydiid AliApril 1, 2018April 1, 2018 by Caydiid AliApril 1, 2018April 1, 20180 Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeeray qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, isagoo u kuurgalay sida ay u socdaan... Read more
War cusub oo ka soo kordhay Ciidankii dhowaan la wareegay anmiga Xarunta Baarlamanka SomaliaCaydiid AliApril 1, 2018 by Caydiid AliApril 1, 20180 Ciidankii horey u joogay dhismaha Baarlamanka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa dib loogu celiyay mas’uuliyadda amniga xaruntaas. Ciidanan oo gaaraya 114 askari oo boolis ah... Read more
Qoraal Caawa laga soo saaray Xafiiska Gudoomiye Maxamed Sheekh Jawaari (Akhriso)Cabdi CadeMarch 31, 2018 by Cabdi CadeMarch 31, 20180 Qoraal caawa laga soo saaray Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada oo lagu sheegayay... Read more
Nin si arxan daro ah loo dilay kadib markii uu iibsaday Faras (Daawo Sawirro)Cabdi CadeMarch 31, 2018 by Cabdi CadeMarch 31, 20180 Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Hindiya kana soo jeeda Qoymiyada aadka loo liido ee Dalit, ayaa si xun loo dilay kadib markii uu ninkan... Read more
Xaashi Cumar oo iska diiday 3-Malyan Euro oo Magdhaw ahaan loogu xukumayCabdi CadeMarch 31, 2018 by Cabdi CadeMarch 31, 20180 Xaashi Cumar Xasan oo ah Muwaadin Soomaaliyeed oo in ka badan 17-sano ku xirnaa xabsi kuyaala dalka Talyaaniga ayaa iska diiday lacag dhan 3,181 malyan oo... Read more
Akhriso Magacyada Xildhibaanada Saxiixay Mooshinka laga gudbiyay JawaariCabdi CadeMarch 31, 2018 by Cabdi CadeMarch 31, 20180 Xildhibaano tiro badan oo katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa saxiixay mooshin kalsoonida lagala noqonayo Gudoomiyaha Baralamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Shabakada Allbanaadir ayaa... Read more
Masuul katirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo Caawa lagu dilay MuqdishoCabdi CadeMarch 31, 2018March 31, 2018 by Cabdi CadeMarch 31, 2018March 31, 20180 Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa goordhaw oo caawa ah Degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir waxa ay ku toogteen Gudoomiye Waaxeed katirsanaa Degmadaasi. Sida aan... Read more
Ciyaaryahan Maxamed Saalax oo Codad badan ka helay Doorashadii Masar (Daawo Sawirro)Cabdi CadeMarch 31, 2018 by Cabdi CadeMarch 31, 20180 Dalka Masar waxaa ka dhacday doorashada Madaxweynaha dalka Masar , waxaana doorashadan oon xiiso badan laheyn ku tartamayay Madaxweyne Abdul Fattah al-Sisi iyo Moussa Mustafa Moussa. Arinta... Read more
Malala Yousafzai oo Sanado kadib Ku Laabatay Magaaladi ay Ku Dhalatay (Daawo Sawirro)Cabdi CadeMarch 31, 2018 by Cabdi CadeMarch 31, 20180 Malala Yousafzai, oo ay madaxa ka toogteen maleeshiyo ka tirsan Taliban iyada oo 14 sano jir ah kadib marki ay u ololeysay xuquuqda ay gabdhaha... Read more