Daawo Sawirro: Wafdi uu Hogaaminayay Ugaas C/laahi Ugaas Xaashi oo gaaray Dhuuso Mareeb
Waxaa galabta magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud gaaray wafdi uu Hogaaminayay Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo kamid ah Waxgaradka kasoo jeeda...