Wararka aan ka heleyno dalka Finland ayaa sheegaya in dhawaan magaalo kutaala Waqooyiga dalkaasi lagu gubay gabar Soomaaliyeed, waxaana gabadha la gubay hada lagu daweenayaa...
Maxkamada caalamiga ee Cadaalada ee ku taala Magaalada Hague ee dalka Netherlands ayaa u dooratay inuu noqday Guddoomiyaha Maxkamadaas Cabdiqawi Axmed Yusuf oo ah Garsoore...
Qaraxyo iyo rasaas xooggan ayaa caawa lagu weeraray saldhig ciidamada amaanka Puntland ku leeyihiin magaalada Boosaaso ee gobolka Bari sida ay sheegayaan wararka halkaas naga...
Agaasimaha guud ee heyadda socdaalka iyo jinsiyadaha Somalia iyo saraakiil ka kala socotay xafiisyada hay’adda ayaa gaaray Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Agaasimaha iyo wafdigiisa...
Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku gacan seyray baaq ay u soo jeediyeen beesha caalamka oo ku aadanaa in ciidamada Somaliland dib ugu...
Gudoomiyaha degmada Ceelbuur ee Gobalka Galguduud, Nuur Xasan  Guutaale, oo ku sugan magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in ay soo badbaadiyaan Sedax dhalinyaro ah oo...
Askari katirsan Ciidamada maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa uu ku dilay nin ajnabi ah oo u dhashay dalka Itoobiya ,...