Madaxweyne Farmaajo oo kormeer shaqo ku tegay Isbitaalka Xoogga dalka (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka Xoogga dalka ee magaalada Muqdisho isagoo ku ammaanay hoggaanka Caafimaadka iyo howlwadeennada Isbitaalkan sida ay...