Haweeney ka soo dhacday dayuurada Emirates oo ka kaceysay garoonka Entebbe
Haweenay ka mid aheyd shaqaalaha marti-soorka duulimaadyada ee shirkadda Emirates Airline ee dalka Imaaraatka Carabta ayaa geeriyootay kadib markii ay ka soo dhacday diyaarad. Dhacdadan...