NEWS Somalia oo 34 sano ka dib soo celisay adeeg caalami ahCaydiid AliApril 23, 2025April 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 2025April 23, 20250 Soomaaliya ayaa 34 sano ka dib markii ugu horeysay dalka ka hirgelisay Maamulka tooska ah ee Boostada caalamiga ah.. Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda... Read more
NEWS Yoav Gallant oo kashifay arrin ay Israel ka been sheegtayCaydiid AliApril 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 20250 Wasiirkii hore ee Difaaca Israel Yoav Gallant ayaa shaaca ka qaaday in sawirka caanka ah ee ay baahiyeen ciidamada Israel, ee ay ku sheegeen inuu... Read more
NEWS Agaasime Dhuxulow oo abuurtay Shirkad uu lacag ka sameynayoCaydiid AliApril 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 20250 Macluumaad la helayo ayaa sheegaya in Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow uu sameystay shirkad cusub oo uu dhaqaale uga dhax... Read more
NEWS Heshiiska Shidaalka ee DF & Turkiga oo Af-Soomaali ku qoranCaydiid AliApril 23, 2025April 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 2025April 23, 20250 Kuma filnaa qof kasta oo Soomaali ah inuu wax badan ka fahmo habka ay dawladda Turkiga u baahisay heshiiskan, tana waxay mar kale lagama maarmaan... Read more
NEWS Xassan Shiikh oo Xalane kula shiray Ergada Midowga YurubCaydiid AliApril 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 20250 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaasoo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u... Read more
NEWS Midowga Yurub oo ka hor yimid qorshe uu soo bandhigay TrumpCaydiid AliApril 23, 2025 by Caydiid AliApril 23, 20250 Madaxa siyaasadda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub, Kaja Kallas ayaa sheegtay in Midowga Yurub waligiis Crimea u aqoonsan doonin Ruushka “Crimea waa Ukraine.” ayey hadalkeeda... Read more
NEWS Madaxweyne Cirro oo la kulmay golaha deegaanka HargeysaCabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta kulan muhiim ah Qasriga Madaxtooyada kula yeeshay Xubnaha Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa oo isku dhan. Ujeedada... Read more
NEWS Guddoonka labada Aqal oo kulan muhiim ah la qaatay guddi shaqo muhiim ah loo xil saarayCabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay... Read more
NEWS Xildhibaan Qowdhan oo maanta xil cusub loo doortay (Sawirro)Cabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa shir guddoomiyay kulan uu maanta yeeshay Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta... Read more
NEWS Digniin adag oo loo diray dadka doonaya in sannadkan soo xajiyaanCabdi CadeApril 23, 2025 by Cabdi CadeApril 23, 20250 Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku adkeysay cid walba oo dooneysa inay sanadkan (1446 AH) waajibaadka Xajka soo gudato ay qasab... Read more