Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo magacaabis cusub sameeyay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalla Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa u magacaabay Mudane Ismaaciil Siciid Aw-muuse mareeye ku-xigeenka Dekadda Xamar, kadib soo-jeedintii Wasiirka Wasaaradda Dekadaha...