Xildhibaan Dhawaan Xasaanada laga qaaday oo Maxkamad lasoo taagayo
Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeesay ka hadashay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Maamulkaasi oo dhawaan xasaanada laga qaaday kadibna xabsi loo taxaabay. Madaxweyne ku xigeenka...