Dowlada Mareykanka ayaa cabasho xoogan u gudbisay dowlada Shiinaha, waxa ayna kaga cabteen dhibaato ay sheegeen in ay kala kulmayaan ciidamada Shiinaha ee ku sugan...
Qaar kamid ah Shacabka ku dhaqan jasiirada Suqadara ee u dhaw Soomaaliya ayaa ka mudaaharaaday ciidamo boqolaal ah oo ka tirsan kuwa Imaaraatiga oo halkaasi...
Khilaaf cusub ayaa ku dhex curtay Madaxda sare Maamulka Galmudug kaasoo maalmihii u dambeeyay dibeda u soo baxayey, iyadoo khilaafkan uu salka ku hayo arrimo...
Isbitaalka Jaamacadda Benadir ee daryeelka bulshada & Tababarka Shaqaalaha Caafimaadka oo ku yaalla degaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu soo kordhiyey mashruuc...
Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar shalay galinkii dambe ka dhacay degaan hoostaga degmada Mandhera ee gobolka Woqooiy bari Kenya kaasoo ay fuliyeen sida la...