Waa Maxay ujeedada safarka Fahad Yaasiin ku joogo Magaalada Addis ababa?
Agaasimaha Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo ah nin galangal weyn ku leh jiheynta siyaasada dowlada Madaxweyne Farmaajo ayaa booqasho ku jooga magaalada...