Doon siday Tahriibayaal Itoobiyaan ah oo ka baxday magaalada Boosaaso ayaa ku degtay biyaha dalka Yaman, waxaana doontaasi ku dhintay dad badan oo kamid ahaa...
Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroor hore weerar xoogan ku qaaday xero ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Daynuunay ee...
Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dilay degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe askari ka tirsanaa ciidamada milateriga Soomaaliya. Dilka ayaa ka dhacay meel ku dhow wadada...
Itoobiya ayaa shaacisay inay aqbashay heshiiskii nabada ee guddiga xuduudaha caalamiga ay soo jeediyeen sanado ka hor, kaasoo Eritreya u xukumay dhulka lagu muransanaa ee...
Kulanka sida wayn loo wada sugayo ee lagu wado inuu dhex maro madaxwayne Trump iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa ka dhici doona jasiirada...