Weerar ismiidaamin ah oo goor dhow ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo (Daawo Sawirro)
Weerar Ismiidaamin ah ayaa goor dhow lagu qaaday saldhig ciidamada Jubbaland ku leeyihiin degaanka Baar Sanguurni ee duleedka Magaalada Kismaayo. Gaari caasi ah oo laga...