(Daawo Video) Dood ku saabsan kulanka wada tashiga sharciga dhisida guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa
Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay kulan wada tashi ah oo looga hadlayey sharciga dhisida guddiga la dagaalanka Musuq-maasuqa. Waxaa ka qeyb galay kulankaas wada tashiga...