Raisul wasaare Abiy Axmed oo shaqada ka eryey Saraakiil hor leh, kuwo cusubna ku bedelay
Dowladda Itoobiya ayaa shaqada ka ceyrisay shanta taliye ee ugu sarrayso xabsiyada dalkaasi. Xeer ilaaliyaha guud ee Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisul wasaare...