Maxay ka wada hadleen Ku-simaha Madaxweynaha & danjire David Concar (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha golaha shacabka Ahna Ku Simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya...