Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa fadhi ay yeesheen waxa ay uga doodeen arimo ay ku jirto xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya, waxa ayna uga digeen dowladaha Imaaraadka...
Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa 10 sanno oo xarig ah ku xukuntay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif oo loo haysto eedeymo musuq...
Koox ku hubeysan Bastoolado ayaa degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ku dilay oday dhaqameed ka mid ahaa ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya. Nabadoonka...
Wareegto kasoo baxday maamulka wajeer ayaa lagu sheegay in xayiraddii lagu soo rogay dadweynaha oo ku addaanayd ka ganacsiga iyo cunidda wax soo saarka xoolaha...
Maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee The Hague ayaa markii labaad soo saartay amar ah in la soo qabto taliyaha ciidanka fadhiggiisu yahay bariga dalka...