Madaxa hay’adda sirdoonka gudaha ee Israa’iil Shin Bet Ronen Bar, ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka tagayo 15-ka bisha Juun, lix toddobaad kadib markii ra’iisul...
Ciidamada deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka...
Saraakiisha sirdoonka milatariga Pakistan, ayaa la wadaagay hoggaanka sare ee dawladda Pakistan inay arkayaan suragalnimada weerar ay Hindiya doonayso inay ku soo qaado gudaha Pakistan....
Madaxa ururka shaqaalaha Kenya ee loo yaqaan COTU, Francis Atwoli, ayaa sheegay in la joogo xiligii ay Soomaalida dalka madaxweyne ka noqon lahaayeen. Atwoli ayaa...
Kenya waxaa Axaddii shalay ahayd ka dhacay dhulgariir la sheegay in uusan xoog badan lahayn, kaasoo laga soo sheegay magaalo-xeebeedka Mombasa. Dhulgariirka ayaa 4:17 galabnimo...