Aadan Madoobe oo ka laabtay xil ka qaadistii Xildhibaan Abiib
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kursiga tirsigiisu HOP#201 dib ugu celiyay guddiga xeer hoosaadka, Daryeelka,...