Weerar kedis ah oo lagu qaaday xubno katirsanaa Al Shabaab iyo khasaaro la gaarsiiyay
Ciidamada deegaanka ee macawiisleyda ayaa xalay howlgal qorshaysan ka fuliyey howdka Ciid-ciidka degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo ay ku sugnaayeen xubno ka...