Ciidamo xoog ku galay guriga Hooyooyinka xabsigana dhigay haweenkii joogay
Ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya, ayaa saakay xoog ku galay guriga Hooyooyinka oo kuyaalla kasoo horjeedka Tiyaatarka Qaranka, waxaana gurigan muddooyinkii lasoo dhaafay ka taagnaa khilaaf...