Dowladda Sacuudiga ayaa maanta qisaastay nin Soomaali ah, ka dib markii lagu helay in dalka Sacuudiga uu soo galiyay daroogo. Ninkan Soomaaliga ah ee dilka...
Dowladda Mareykanka ayaa si adag u cambaareysay weerar dagaalyahanno katirsan kooxda Daacish maalmo kahor ku qaadeen ciidamada difaaca maamulka Puntland ee ku sugan buuraha Calmiskaad...
Qaar ka mid ah dadka caddaanka ah ee Koonfur Afrika ayaa Sabtidii shalay muujiyay taageerada ay u hayaan madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, iyagoo isugu soo...
Israa’iil ayaa tan iyo saakay ku kacday dhowr ficil oo ka soo horjeeda heshiiska xabbad-joojinta Qasa, kaddib markii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ay...
wajigiisii labaad ayaa laga gaaray guulo taariikhi ah, iyadoo lagu jebiyay argagixisada dagaallo toos ah oo ay isku wajaheen jiidaha hore ee Togga Jeceel ciidamada...
Boqortooyadda Sacuudiga, ayaa la filayaa dabayaaqada bishan Febraayo inay martigeliso wada-hadallada lagu raadinayo in lagu soo afjaro dagaalka Ukraine , halkaa oo ay sidoo kale...