Madaxweyne Cirro oo arrin muhiim ah u sheegay guddiga Doorashooyinka
Madaxweynaha Somaliland Mudane, Cabdiramxaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo uu wehelinayo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane, Maxamed Aw Cali Cabdi ayaa maanta (10.02.2025) kulan muhiim ah la...