Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka cabanaya mushaar la’aan muddo dheer soo jiitameysay taasoo ay sheegeen ineysan jirin cid wax ka...
Waxaa lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ay Khamiista Beri ah ka dhacdo doorashada kursi ka mid ah aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya. Kursigan ayaa waxaa...
Booliska Israa’iil ayaa sheegay inay tahay in Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu lagu soo oogo eedo ah inuu laaluush qaatay. Bayaan ka soo baxay booliska ayaa...
Ugu yaraan laba dagaalyahan oo oo u dhashay Ruushka kuwaasoo la rumaysan yahay inay yihiin calooshood u shaqaystayaal taageerayey ciidamada Suuriya ayaa lagu dilay duqayn...
Gobolo kamid ah dalka Itoobiya waxaa mar kale dib uga bilowday banaan baxyo rabshada wata oo looga soo horjeedo dowlada, waxaaba banaan baxyadan lasoo sheegayaa...
Madaxweynaha Dalka Tanzania John Magufuli oo dad badan kula hadlayay goob fagaare ah ayaa ugu baaqay raga u dhashay Tanzaaniya in ay guursadaan wax ka...