Khasaaraha Maaliyadeed ee ay geysteen roobabkii shalay ka da’ay Muqdisho oo la shaaciyey
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in roobabkii mahiigaanka ahaa ee Caasimadda ka da’ay 48-dii saac ee...