Warbaahinta Caalamka ayaa siyaabo kala duwan wax uga qoray goobtii hubka Nukliyeerka ku tijaabin jirtay dowlada Waqooyiga Kuuriya oo la sheegay in ay soo duntay,...
Maqaalkani waxa uu ku saabsan yahay muranka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, kaas oo si xun u saameeyey howlaha Insaanimo...
Sida ay qortay wakaalada wararka ee Reuters ugu yaraan 600 oo hub ayaa laga xaday todobaadkii hore xeradii imaaradku ay ku tababarayeen Ciidamada Dowladda Federalka...
Dowlada federaalka Somalia ayaa ka baxday heshiis ay dhowaan la gashay shirkadda SKA ee dalka Imaaraadka Carabta. Qoraal ka soo baxay caawa Wasaarada warfaafinta Somalia...
Shirka Amniga Dowladda Faderaalka Somalia iyo Maamuladda Xubnaha ka ah oo ka furmay Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa la soo gebagebeeyey iyadoo laga soo...
Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay booqasho ku jooga magaalada Abu Dubai ee dalka Isutagga Imaaraadka...
Xulka Qaranka kubada cagta ee dalkeena Soomaaliya ee ay da’doodu ka hooseyso 17 jirka ayaa gaaray finalka koobka bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA oo...
Askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa galabta lagu dilay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Goob joogayaal...