Fatahaada ay sameeyeen Wabiyada Jubba iyo Shabelle ayaa saameyn xoogan ku reebay kumanaan dad ah oo kunool magaalooyinka iyo deegaanada ay ku fataheen labadan Wabi....
Al Shabaab ayaa xirtay qaar badan oo kamid ah Garoomada salaxyada ah ee kubadda cagta lagu ciyaaro, waxa ayna arintaasi saameyn ku yeelatay dhalinyaradii lahaa...
Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa shaki weyn galinaya in uu qabsoomida kulanka lagu wado in 12-ka bisha soo socota ee June uu la qaato...
Waxaa maanta qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana qaraxan...