Ing. Yariisow oo dhagax dhigay xarun gurmad oo laga hirgelinayo Muqdisho (Daawo Sawirro)
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yarisow) oo maanta dhagax dhigay xarunta Gurmadka Deg-dega ah iyo Dabdamiska Degmada Wadajir ayaa...