Booliska dalka Canada ayaa sheegay in laba nin ay soo galeen maqaayad ku taalla gobolka Ontario kadibna ay aalad ku qarxiyeen. Saraakiisha ayaa sheegay in...
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war cad ka soo saartay shilkii maalin ka hor ka dhacday Koontaroolka Ciidanka NISA ku leeyihiin agagaarka KM-0,...
Nin Ruush ah ayaa wacay wasiirka Arimaha Dibadda ee Britain Boris Johnson isagoo isaga dhigay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Armenia. Ninkaas ayaa la sheegay...
Ciidamada xasilinta ayaa xalay howlgal gaar ah ka sameeyey xaafado ka tirsan degmada Hodan ee gobolka Banaadir kaasoo lagu soo qabtay tiro Mooto Bajaaj ah....
Taliska ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ayaa sheegay in dayuuradaha wax duqeeya ee Droneska ay duqeyn ka geysteen Arbacadii shalay duleedka Magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka...
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa aad uga walaacsan iskudhacyada hubaysan ee ugu dambeeyay ee maanta ka socda agagaarka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool una...
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo saaka mar kale ka qarxay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool, kaasoo dhexmaray ciidamada...