Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/wali Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa waxa uu sheegay in wax la aqbali karo aysan aheyn in magaalada Muqdisho ay...
Qaraxyo ayaa goor dhoweyd oo fiidnimadii ah laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo ay xigtay rasaas dad badan cabsi iyo walaac ku abuurtay. Sida ay sheegayaan...
Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa la dhigay Isbitaal ku yaalla Magaaladda Nairobi, ka dib, markii ay jir dileen ciidamo...
Waxaa goordhaw War-Murtiyeed dhowr qodob ka kooban laga soo saaray Shirkii maalmahan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed uga socday Madaxda maamul goboleedyada...
Wararka ka imaanaya Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in askari kasoo goostay Al Shabaab iskuna soo dhiibay ciidanka Maamulka Jubbaland dib ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxyaabaha lagu dhaliilay muddada uu xilka hayey waxaa ka mid ah safarrafa tirada badan ee dibadda, tan iyo...