Hoyga Ex-RW Najib Razaq oo laga soo saaray lacag & dahab caqliga ka baxsan (Daawo Sawirro)
Saraakiisha Booliiska dalka Malaysia ayaa sheegay inay qabteen boqollaal kaartoon oo ay ka buuxaan waxyaabo qaali ah iyo boorsooyinka ay ka buuxaan lacago qalaad kuwaasoo...