Somaliland oo go’aan cusub ka qaadatay Wadahadalkii ay kula jirtay dowlada Somalia
Wasiirka arrimaha dibada Maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay qorshaha wadahadaladii uu Maamulkiisu kula jiray dowladda Federaalka Soomaaliya. Sacad Cali Shire oo warbaahinta...