Dowladah Canada iyo Mexico ayaa si isku mid ah ugu jawaabay, canshuur-kordhinti uu Sabtidi badeecadaha ay u soo dhoofiyaan Mareykanka saaray madaxweyne Donald Trump. Madaxweynaha...
Madaxweynaha kumeelgaarka ah ee Suuriya, Axmed Al-Sharac ayaa Axadda maanta ah socdaalkiisii ugu horreeyay ee dibadda ku tagay Sacuudi Carabiya, tallaabo u muuqata in Dimishiq...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee XFS Mudane Axmed Xasan Aadan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyey wafdi ka socda Dowladda Turkiga...
Wasaaradda Caafimaadka Sudan ayaa Sabtidi sheegtay, in ugu yaraan 54 qof lagu dilay 158 kalana ay dhaawacmeen, kaddib marki fallaagada RSF ay madaafiic ku garaaceen...