Wasiirkii hore ee Difaaca oo mar kale Wasiirnnimo loo dhaariyay (Sawirro)
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ka qeybgalay munaasabadda dhaarinta Wasiirka Cusub Wasaaradda Qorshaynta Koonfur Galbeed Mudane Cabdixakiin Maxamed Xaaji Fiqi....