Daawo Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay culimo katirsan Ahlu Sunna iyo Dhalinyaro
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” oo kulamo wada tashi ah kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culimada iyo dhallinyarada...