Dab aad u xooggan ayaa caawa fiidnimadii qabsaday garaash Ganacsi oo ku yaalla agagaarka Hotelka Towfiiq degmada Yaqshiid ee magaalada Muqdisho. Garaashkan oo lagu iibiyo...
Hogaamiyaha dalka Kenya Raila Odinga ayaa maanta loo dhaariyay Madaxweynaha dalka Kenya kadib munaasabad balaaran oo lagu qabtay Fagaaraha Xuriyada Uhuru Park ee magaalada Nairobi....
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada sare iyo Xeer ilaaliyaha maamulkaasi. Axmed Madoobe ayaa u magacaabay Sheekh...