Sarkaal horey uga tirsanaan jirey hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-da ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii sida la sheegay lagu heley in uu si gaar...
UK ayaa noqotay dalkii sadexaad qaarada Yurub ee ku dhawaaqay inuu ka dilaacay cudurka Jadeecada, waxaana laga xaqiijiyay illaa shan meelood, tirakoobkana waxa uu gaaraya...
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi uu ka dhacay dil loo geestay ruux la sheegay in...
Ardayd dhigata Kuleej kuyaala dalka Shiinaha ayaa lama filaan ku noqotay su’aal lagu soo daray imtixaan laga qaadayay, waxaana ardayda qaarkood ku adkaatay ka jawaabida...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku guda jira socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ee uu ku marayo qeybo ka mid...