Mahdi Mohamed Guuleed oo kormeeray dekeda Muqdisho & Xarumo Wasaaradeed (Daawo Sawirro)
Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Mohamed Gulleid (Khadar) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagey Wasaaradda Gaadiidka Cirka & Duulista iyo Wasaaradda Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda...