Maxey ka dhigan tahay Xamaas in xilligan ku dhawaaqdo geerida Maxamed Dayf ?
Ku dhawaad labo toddobaad kaddib, markii uu heshiiska xabbad-joojinta ka dhaqangalay marinka Qasa, guutooyinka Al-Qasaam , garabka hubaysan ee dhaqdhaqaaqa Xamaas ayaa galinkii dambe ee...