Howlgal aad loo qorsheeyay oo ay sameeyeen ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka, ayaa lagu bartimaameedsaday xarumo muhiim ah oo Khawaarijta ay ku lahaayeen magaalada Jilib...
Dowladda Mareykanka, ayaa si adag u beenisay war uu dhawaan sheegay Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, kaa oo ku aadanaa in safaarada Mareykanka...
War kasoo baxay booliiska dalka Kenya, ayaa lagu sheegay in ciidamo katirsan nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya dil iyo dhaawac u geesteen saraakiil katirsan ciidanka...
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon.Yusuf Mohamed Adan ayaa si rasmi ah u daahfuray Nidaamka Casriga ah ee Isku...
Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa kula taliyay waddamada Yurub ee adeegsada nidaamka difaaca Mareykanka ee Patriot in si dhaqso leh loo gaarsiiyo nidaamka difaaca SAMP/T...