Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa kula taliyay waddamada Yurub ee adeegsada nidaamka difaaca Mareykanka ee Patriot in si dhaqso leh loo gaarsiiyo nidaamka difaaca SAMP/T...
Puntland ayaa ka hortimid barnaamij ku saabsan diiwaangelinta dadweynaha, oo ay magaalada Gaalkacyo ka bilowday hay’adda aqoonsiga iyo diiwaangelinta dadweynaha u qaabilsan dowladda Federaalka Soomaaliya...
Mareykanka wuxuu caawa ka fuliyay magaalada Sanca ee caasimadda Yemen, weerar ay diyaarinayeen muddo toddobaad ah, kaasoo la sheegay inuu bilow u yahay weerarro taxane...
Mark Joseph Carney ayaa loo dhaariyay maanta xilka RW Canada isagoo bedelaya ra’isul Wasaarihii hore Justin Trudeau oo xilka iska casilay. Mark Carney waa 60...
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad ayaa Daacish ka saaray dhawr talis, oo ay ku keydsan yihiin...