Madaxweyne Cirro oo Daah-furay Manhajka Waxbarashada Xabsiyada
Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta ka qayb galay Daahfurka Siyaasadda iyo Manhajka Waxbarasho ee Xabsiyada Somaliland, waxaana munaasibaddan soo diyaarisay Wasaaradda...