Madaxweyne Xasan iyo dhigiisa Imaaraadka oo arrimo muhiim ah kawada hadlay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo shalay safar aan horey loo sii shaacin ku tagay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa kulan la qaatay...