Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u sheegtay in aysan marnaba aqbali doonin qorshe ay wataan dalalka Mareykanka iyo Israa’iil, kuwaa oo doonaya dalal ay Soomaaliya...
Ciidanka dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa xalay howlgal qorsheysan waxa ay ka fuliyeen deegaanka Bursha Sheekh ee gobolka Shabeelaha...
Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab , ayaa saakay oo Sabti ah weerar culus oo ku bilowday qaraxyo gaadiid laga soo buuxiyay waxa ay ku qaadeen...
Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii shalay ceyrisay safiirka Dowladda Koofur Africa u fadhiya magaaladan Washington, kaddib marki ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ku eedeysay in uu...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay sargaal katirsanaa kooxda Al Shabaan, kaa oo la sheegay in uu kasoo goostay kooxda Al Shabaab uu...
Dowladda Soomaaliya oo dadaal ugu jirta sidii ay u heli lahaayeen caddaalad dhallinyaradda Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Sucuudiga, kuwaa oo qaarkood lagu riday xukunno...
Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa Khamiistii sheegay in ciidamadiisu ay go’doomiyeen askarta Ukraine ee ku harsan gobolka Kursk ee galbeedka Ruushka, halkaas oo ay ku...
Shaqaalaha Rayidka ah ee wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee Puntland ayaa wajahaya mushaar la’aan wakhti dheer ah tan iyo intii dib loo doortay madaxweyne...
Warbixin ay daabacday wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegaysa in Mareykanka iyo Israa’iil ay la xiriireen dowladaha Sudan, Soomaaliya, iyo maamulka Somaliland si ay u...