Mark Joseph Carney ayaa loo dhaariyay maanta xilka RW Canada isagoo bedelaya ra’isul Wasaarihii hore Justin Trudeau oo xilka iska casilay. Mark Carney waa 60...
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal qorshaysan ka fuliyay togga Jeceel ee buuraha Calmiskaad ayaa Daacish ka saaray dhawr talis, oo ay ku keydsan yihiin...
Dowladda Mareykanka ,ayaa xaqiijisay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday gobolka Al Anbar ee galbeedka Ciraaq lagu dilay hoggaamiye sare oo katirsanaa kooxda Daacish, waxaana...
Qaar kamid ah dalalka Afrika kuyaalla ayaa sanado kadib laga arkay dayax-madoobaad , waxaana dadka kunool dalalkaasi oo u badan kuwa carbeed indhahooda saareen dayaxii...