NISA oo war kasoo saartay howlgal lagu dilay Sargaal sare oo katirsan Al Shabaab
Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay Horjooge Yuusuf Dhegnaas oo katirsanaa saraakiisha kooxda...