Xoghaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Marco Rubio ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah uu gaaro magaalada Jidda ee dalka Sacuudiga, halkaas oo la filayo...
Madaxweyne Cirro ayaa maanta kula kulmay Gurigiisa Madaxweynayaashii hore ee Somaliland Muuse Biixi iyo Daahir Rayaale. Madaxweynaha ayaa labada Madaxweyne ee hore uga horrayn uga...
Xuutiyiinta ee Yemen ayaa sheegay inay afar maalmood oo kama dambeys ah siinayaan dhexdhexaadiyayaasha wadahadallada xabbad-joojinta si ay cadaadis ugu saaraan Israel inay fasaxdo gargaarka...
Hay’adda isgaarsiinta Qaranka ayaa war ay soo saartay ku faahfaahisay hoos u dhac laga dareemay maalmihii ugu dambeeyay xawaaraha adeegsiga intenernet ka Soomaaliya, Hay’adda waxay...