Deg Deg: Xildhibaan lumiyay kamid ahaanshaha Golaha Shacab kaddib markii…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa sheegay in mudane ka tirsanaa golaha shacabka uu lumiyay xubinimadiisii...