Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warrantay in Ruushku uu Maraykanka u soo bandhigay liiskooda dalabaadka heshiiska lagu soo afjarayo dagaalka ka socda Ukraine iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Jihaan Cabdullaahi Xasan in ay noqoto La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Difaaca ee Madaxweynaha....
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa dib u habeyn lagu sameyn doonaa , kaddib xaalad dhaqaale oo ay wajahayso Qaramada Midoobay, iyadoo dib u habeyntu ay sabab...
Nuur Maxamuud Sheekh oo ah nin Soomaali ah oo ka soo jeeda dalka jabuuti ayaa loo magacaabay Afhayeenka Guddoomiyaha Midowga Afrika ee dhawaan la doortay...