Garsoore William Alsup oo ka tirsan maxkamadda federaalka ee gobolka California ayaa Khamiistii amar ku bixiyay in dib loo shaqaaleysiiyo kumannaan shaqaale federaal ah oo...
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku warrantay in Ruushku uu Maraykanka u soo bandhigay liiskooda dalabaadka heshiiska lagu soo afjarayo dagaalka ka socda Ukraine iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Jihaan Cabdullaahi Xasan in ay noqoto La-Taliyaha Sare ee Arrimaha Difaaca ee Madaxweynaha....
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa dib u habeyn lagu sameyn doonaa , kaddib xaalad dhaqaale oo ay wajahayso Qaramada Midoobay, iyadoo dib u habeyntu ay sabab...
Nuur Maxamuud Sheekh oo ah nin Soomaali ah oo ka soo jeeda dalka jabuuti ayaa loo magacaabay Afhayeenka Guddoomiyaha Midowga Afrika ee dhawaan la doortay...