Golaha Wasiirrada oo soo saaray go’aanno adag oo ku wajahan Amniga dalka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay dardargelinta...